SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Munaasabad looga hadlayay ka Hortaga Askareynta Caruurta oo Muqdisho lagu qabtay

Muqdisho (SONNA) Xarunta Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa lagu qabtay maanta Munaasabad looga hadlayay ka hortaga Askareynta Caruurta da’dooda ka yar tahay 18-sano, waxaana...

Faallo :-Madaxda Soomaaliya oo cagta saaray wadadii horumarka.

:Inta badan shirarka wadatashiga ee dhexmaray dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada, waa kuwo u dhacay  si habsami leh oo ka tarjumaya  aayaha umadda, gaar...

Mareykanka oo ugu Baaqay Muwaadiniintiisa inay Feejignaadaan ka dib Go’aanka Qudus

Wasaaradda arimaha dibada ee Mareykanka ayaa safaaradaha iyo Shaqaalahaba uga digtay jawaab celin careysan oo ka imaan karta goaanka Madaxwaynaha Mareykanka Donald Trump maanta laga...

Ciidamada Xoogga dalka oo Hawlgalo Jidgooyooyin lagu sifeynayay ka sameeyay Shabeelaha dhexe

Muqdisho (SONNA) Ciidamadda xoogga dalka ayaa hawlgalo ay ka sameeyeen deegaano ka tirsan Gobalka Shabeellaha dhexe waxay ku sifeeyeen Jidgooyooyin ay dhigteen kooxo hubeysan. Deegaanada ay...

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya oo Hawlgalo Miino saaris ah ka sameeyay Gobolka Hiiraan

Muqdisho (SONNA) Ciidmada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Hawlgalo ka dhan ah maleeshiyaadka Nabad diidka ah ee Al shabaab dhanka kale Miinooyin lagu soo saaray ka...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...