SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Dowladda Soomaaliya oo qaaday talaabo muhiim ah

Muqdisho(SONNA) Markii ugu horeysay ayaa dowladda Federaalka  Soomaaliya waxaa ay bilowday qorshe muhiim u ah shacbka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwoodi oo kusugan Miyiga fog. Maanta...

Kulan lagu daah furayey wadatashiga siyaasadda tababarada qaranka oo Muqdisho ka dhacay

Muqdisho (SONNA), Kulankan,  ayaa ahaa wajigii koowaad ee lagu daahfuray Wadatashiga Siyaasadda TabaradDa Qaranka, kaasi oo muddo aad u fog ay ugu dambeysay in...

Guddoomiyaha Gobolka Sh/hoose oo kormeeray mashaariic maamulka uu ka hirgelinayo degmadda Afgooye “Sawirro”

Afgooye (SONNA), Guddoomiyaha gobolka Sh/Hoose, Mudane Ibraahim Aadan Najax,  ayaa maanta kormeeray goob laga dhisayo xarunta cusub ee uu ku shaqeeyndoono maamulka gobolkaasi. Mudane Ibraahim...

Golaha Shacabka JFS oo maanta ka hadlay dhibaatada Soomaalida tahriibeyaasha ah ku heysata dalka Liibiya

Muqdisho (SONNA), Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo kulanka shir guddoominayay,  ayaa ugu horeyn ka tacsiyadeeyay...

Madaxweyne Farmaajo “Heshiisyada horumarineed ee aan la galnay Mareykanka iyo Qatar waxa ay si xoojinayaan xiriirka haatan naga dhaxeeya Dowladahaas”

Muqdisho, Disembar 6, 2017: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in heshiisyada horumarineed ee Soomaaliya ay la saxiixatay dowladaha Maraykanka...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...