SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Kuuriyada Waqooyi oo dhaleecaysay go’aanka Donald Trump ee Qudus.

Muqdisho(SONNA):--Afhayeenad u hadashay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Kuuriyada Waqooyi ayaa daboolka ka qaaday in go'aanka Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ee ku wajahan u aqoonsiga magaalada...

Ra’iisul Wasaare Khayre “Ciyaaraha waxay ka qeyb qaataan Nabadda iyo Horumarka dalka”

Waxaa si habsami ah u bilowday ciyaarihii maamul goboleedyada iyo Gobolka Benaadir, iyadoo sanadkan ciyaaraha ay martigalisay maamulka gobolka banaadir, ayaa waxaa ka soo...

Wasiirka Socdaalka Kanada oo kulan la yeeshay Soomaalida ku nool Minnesota (Sawirro)

Minnesota(SONNA)-Wasiirka Socdaalka iyo Jinsiyadaha Wadanka Kanada, Axmed Xuseen Dirir oo ku sugan Dalka Maraykanka ayaa Soomaalida gobolka Minnesota ku dhaqan la yeeshay kulamo kala...

Maleeshiyada Al-shabaab oo boobay hantida Shacabka Ceel cadde

Muqdisho(SONNA)--Maleeshiyaadka argagaxisada Al -shabaab ayaa boob u geystay, islmarkaana qaatay hanti ay lahaayeen ganacsatada Deegaanka Ceel cadde ee Gobolka Hiiraan. kooxadaasi Al -shabaab ayaa...

QM oo cambaareysay go’aanka Madaxweyne Trump

Newyork(SONNA) Kadib shir deg deg oo ay isugu yimaadeen Golaha Ammaanka ee Jimciyadda Qurumaha ka dhexeysa kaasi oo looga hadlayay Arinta Qudus ayaa dalalka...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...