SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Shacabka magaalada Muqdisho oo ka hadlay dhibaatooyinka ka dhasha ciriiriga waddooyinka caasimadda+(SAWIRRO).

Wadooyinka Magaalada Muqdisho waxaa ka jira Jaam iyo ciriiri fara badan Waxaana Saameynta Ugu Weyn Ku Yeelatay Isu Socodka Dadka iyo Gaadiidka Noocyadiisa Kala...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Shirweynaha Sanadlaha ah ee Golaha Qurbo-joogta Soomaaliyeed kaga qeyb galay Aalada Fogaan Araga.

Ra'iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo aaladda internetka kaga qeyb galay Shirweynaha Sanadlaha ah ee Golaha Qurbajoogta Soomaaliyeed ee GSD...

(DAAWO) WARKA KOOBAN EE SNTV TABIYE DEEQO 29 11 2020.

Halkan ka Daawo Warka Kooban ee SNTV. https://youtu.be/97DPswo9EXc

Dhagar-qabe Ilkacase iyo rag ka tirsan shabkadiisi oo xukun dil ah lagu fuliyay.

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa saaka xukun dil ah ku fulisay dhagar qabe Maxamed Xaaji “Ilkacase” iyo rag ka tirsanaa shabkadiisa, kuwaas oo lagu...

Soomaaliya oo ka qeybgashay Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda Ururka Iskaashiga Islaamka kaltankiisii 47aad ee ka furmay Niame+(SAWIRRO).

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Balal Maxamed Cusman, ayaa hoggaamiyay wafdiga Soomaaliya uga qeybgalaya shirka 47aad ee Golaha Wasiirrada Arrimaha Dibadda...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...