SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Madaxweynaha Jubbalaan oo Kismaayo ku soo dhoweeyey Ciyaartooyda kooxda Jubbaland

Ciyaartoyda xulka kubada cagta Jubbaland ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubbada hoose oo ay kulan noqdeen koobkii Kubada cagta...

Wasiirka Amniga Soomaaliya oo xarigga ka jaray xarunta agoonta Boliiska Soomaaliya

Wasiirka Amniga gudaha Soomaaliya ayaa xarigga ka jaray xarunta agoonta Boliiska Soomaaliyeed ee magaalada Muqdisho. Xaruntaan oo lagu taalla degmada Wadajir waxaa hirgaliyey sii hayaha...

Madaxweyne Farmaajo oo Barlamaanka Puntland ku ammaanay doorkooda hirgelinta Federaalleynta

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa casumaad u sameeyey Guddoomiyaha iyo xubno ka tirsan Baarlamaanka Puntland kuwaas oo Magaalada Muqdisho kaga qeyb galaya...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan xal u helidda dhibaatooyinka Gabdhaha Saxafiyiinta oo lagu qabtay Muqdisho (Sawirro)

Madashan aqoon isweydaarsiga ku saabsaneyn dhibaatooyinka ay la kulmaan gabdhaha Saxafiyiinta iyo Xuquuqda Aas-saasiga ee Sufuxiyiinta, waxaa soo qaban qaabiyey ururka u dooda Xuquuqda...

Guddoomiye Thabit Mas’uul ku sifoobay Naxariis (Maqaal)

Haddii aan idiin hor mariyo tafsiirka ay culumadu saareen waxay isku raaceen in الرَّحْمَنِ tahay naxariista guud ee gaal iyo muslim, xoolo iyo dhir...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...