SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Baarlamaanka Hirshabeelle oo ansixiyay Golaha Wasiirrada ee soo dhisay Madaxweyne Waare

Golaha Baarlamaanka dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa ansxiyay golaha wasiirrada ee uu soo dhisay madaxweyne Maxamed Cabdi Waare. 77 xildhibaan oo ka mid ah 79 mudane...

Wasaaradda Waxbarashada XFS oo sheegtay in ay Xoojinayso Tayada Waxbarashada Dalka.

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/raxmaan Daahir Cismaan oo la hadlay Warbaahinta Qaranka Soomaaliya ayaa sheegay in Wasaaradda Waxbarashada...

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka oo la kulmay Saraakiisha Da’da yar ee Ciidanka Xoogga.

Iyadoo la fulinayo amarkii Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ee ku aadanaa in Saraakisha Da’yar ee dalka loosoo tababaray ay ka...

Shirka Guddoonada Golaha Sharci dajinta Dalka oo ka furmay Baydhabo.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa magaalada Baydhabo ka furay Shirka Guddoonada Golaha Shacabka Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Maamulada...

Guddoomiye Jawaari iyo wefdi uu hoggaaminayo oo Baydhabo gaaray

Wefdi uu hoggaaminayo guddoomiyaha golaha shacabka Soomaaliya ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay oo si weyn loogu soo dhoweeyey. Wefdi guddoomiyaha golaha...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...