SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Shirka golaha wasiirrada lagu soo bandhigay xaaladda maxaabiis Soomaali ah oo laga sii daayey Hindiya

Shirkii caadiga ahaa ee Golaha Wasiirada Xukuumada dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya, oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre, ayaa lagu ansixiyey Sharciga...

Galmudug oo ku shaqeyneysa caasimaddeeda Dhuusamareeb

Munaasabada dhameestirka Heshiiska dowlad goboleedka Galmudug iyo Ahlu sunna ayaa maanta lagu qabtay magaalada Dhusmareeb ee Xarunta dowlad goboleedka Galmudug waxaana ka qayb galay...

Wafuud ka socta beesha caalamka oo gaarey magallada dhuusamareeb

Wafdi uu hoggaaminayay Ergeyga Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud, halkaasoo ay uga qeyb galayaan Munaasabadda...

Madaxweyne Farmaajo oo kormeerey xarunta ciidanka qeybta 21 aad ee dhuusamareeb

Madaxweynaha Jamhuuriyaddda Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta booqday Xerada taliska qeybta 21-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka ee ku taala magaalada Dhuuso Mareeb,isagoo...

Wasiirka Amniga oo booqdey degmada Balcad

Wasiirka Amniga Gudaha Dowlada Federalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale oo ay wehlinayeen xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Federalka iyo siyaasiyiin ayaa maanta socdaalka dhulka...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...