SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Madaxweyne Farmaajo “Dhulka dowladda lama hibeyn karo, lama bixin karo, lamana wareejin karo”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxa uu ka walaacsanyahay jiritaanka warar sheegaya ku xadgudub dhulalka danta guud ee caasimadda Muqdisho. Madaxweynaha ayaa...

Taliska Ciidamada Xoogga dalka oo ka tacsiyeeyay geeridii ku timid Ex Admiral Saciid Aadan Yuusuf..

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed, S/gaas C/wali Jaamac Gorod, ayaa Ehelada, Ummadda Soomaaliyeed iyo Taliska Ciidanka Xoogga uga tacsiyadeeyey Geeridii  ku timid Taliye ku...

Gen Caanood oo u ballan qaaday shaqaalaha Idaacadda Ciidamada Qalabka Sida in uu kala shaqeyn doono Sidii aay u heli lahaayeen Xuquuqdooda.

Xafladda loogu raadinayo taageero Idaacadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliyeed ayeey soo abaabuleen Shaqaalaha Idaacadda Ciidamada Qalabka Sida oo muddo ku dhaw afar-sanadood ku...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo qaabilay Safiirka Ethiopia u jooga Soomaaliya,,

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Amb. Ahmed Isse Cawad iyo Safiirka Dowladda Ethiopia Mudane Jamaluddin Mustafa Cumar ayaa ka wada hadlay xariirka  iskaashi...

Madaxweyne Farmaajo oo ugu baaqay bulshada Galmudug in ay kaalintooda ka qaataan dhammeystirka dib u heshiisiinta

Dhuusamareeb, 18 Jan, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu baaqay bulshada deegannada Galmudug in ay kaalintooda ka qaataan dhaqan...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...