SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Madaxweyne Farmaajo oo boggaadiyey doorka culimada ee dib u heshiisiinta Galmudug

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulamo wada tashi kula qaadanaya magaalada Dhuusamareeb qeybaha bulshada ayaa ku ammaanay culumada iyo dhallinyarada...

Agaasimaha HSJ soomaaliya oo kormeerey xafiisyada Hay’adda ee Cadaado

Agaasimaha guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha ayaa kormeerey xaafiisyada hay’addu kuu leedahey magaalada cadaado, isaga oo halkaas kula kulmay shaqaalaha ka howlgala iyo...

R/W Khayre oo shir gudoomiyay kulan looga hadlayey arrmaha gar-gaar ee bini-aadanimadda Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta ka qayb-galay shirka ay soo qaban qaabiyeen ururka Qaramada Midoobay u...

Wasaaradda Warfaafinta oo dib u howlgelisay naadiga Madbacada Qaranka

Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya, ayaa dib u howlgelisay naadigii Madbacada Qaranka muddo dhowr iyo labaatan sanno kaddib, iyadoo munaasabadda hirgeliyey lagu qabtay...

Madaxweyne Farmaajo oo kulamo la qaatey Masuuliyiinta iyo Shacabka Galmudug.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug kulamo kula Qaadanaayo  maamulka Galmudug...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...