SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Wasiirka Boostada & Isgaarsiinta oo soo gabagabeeyay socdaal uu ku tegay Puntland- (sawirro).

Wafdi uu hoggaaminayay Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada, Md. Eng Cabdi Cashuur Xasan, ayaa soo gabagabeeyay safar shaqo oo uu ku tegay magaalooyin ka...

Agaasimaha HS&J Col.Kofi oo tababar u soo xiray madaxda waaxeedyada HS&J (sawirro).

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Col.Mohamed Adam Kofi ayaa maanta soo xiray tababar labo maalin u socday madaxda waaxyaha Hay’adda oo...

“Ahmiyad gaar ah ayaan siin doona bur burinta Argagixisada Al-Shabaab” Taliyaha AMISOM

Taliyaha cusub ee Ciidamada Howlgalka Midowga Afrika AMISOM ee Soomaaliya Jim Beesigye Owoyesigire  ayaa si rasmi ah Xafiiska kagala wareegay Taliyihii hore ee Ciidamada...

Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ka wada hadlay sidii loga shaqeyn lahaay hormarinta arimaha Awqaafta.

Siihayaha Wasaaradda Awqaafta ahna Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradaasi Dr. C/xakiim Ibraahim ayaa shalay kulan magaalada Jiddah kula qaatay Wasiirka Shaqada iyo Horumarinta Arrimaha Bulshada ahan...

Guddoomiyaha Gobalka benaadir oo shacabka muqdisho ka dalbadey in ay la shaqeeyaan maamulkiisa.

Munaabasad si heer sare loo soo agaasimey oo lagu soo dhaweynayey Guddoomiyaha cusub ee gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...