SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo kulan la qaatey Siihayaha Safaaradda Qatar ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Amb. Ahmed Isse Awad ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Siihayaha Safaaradda Qatar ee Soomaaliya Eng. Hassan Bin Hamza Asad...

wasaaradda Dastuurka oo kulan wadatashi ah la qaadatey Bulshada reer Jowhar ee Gobalka Shabellada Dhexe

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil iyo Guddoomiyaha Guddiga La-socodka Dib-ueegista Dastuurka ee Baarlaamaanka Federaalka Senator Cabdiqaybdiid iyo...

R/wasaare Kheyre“Suurtagal noqon mayso in shacabkeenuna ay macluul iyo gaajo u dhintaan”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa sheegay in suura gal aysan aheyn dalkeena oo leh kheyraad aad u badan ay...

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulamo Gaar Gaar la qaadanayo Madax Kala Duwan

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa kulamo Gooni Gooni ah  la yeeshay Hay’adaha  Gaar gaarka, Madaxda Midawga  Afrika iyo wakiilada Ururada Caalamiga ah, Midowga...

Madaxweyne Farmaajo iyo Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay oo Kulmay

  Addis Ababa, 28 Jan 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku sugan Magaalada Addis Ababa ee caasimadda Itoobiya, halkaas oo...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...