SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Danjiraha Midowga Yurub ee Soomaaliya oo faah faahiyey xaaladda Muwaadiniinta ku xiran Liibiya

Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Midowga Yurub Cali Siciid Fiqi oo lahadlay Warbaahinta Qaranka ayaa faah faahiyey qorshaha dowladda Soomaaliya ay dib ugu soo celineyso...

Gudoomiyaha Gobalka Banaadir oo daah furey kulamada wadatashiga Dadweynaha

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng Yarisow) ayaa daahfuray kulammada wadatashiyada dadweynaha ee geeddi socodka Doorashooyinka dalka ka dhici...

Dood Qaran oo laga doodaayo hanaanka federaalka dalka oo muqdisho lagu qabtey

Ujeedadan dooda qaranka  ayaa waxaa ay ku saabsaneed  hanaanka fedraalka dalkeena uu qaatay iyo sidii loo dhameystiri lahaa federaalka dalka ayaa waxaa ka qeybgalay...

Masuuliyiinta Wasarrada Waxbarashada oo Ka qeyb galey munaasabad lagu soo bandhigayey wax qabadka Jamacada Umada

munaasabadaan ayaa waxaa ka qeyb galaya wasiirka waxbarashada iyo tacliinta sare ee dalka waxana ku wehlinayay wasiirka ku xigeenka wasaarada waxbarshada, gudoomiyaha jaamacada umada...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...