Kulankan oo lagu soo bandhigayay shirciga lagu dhaqayo gaadiidka
noocyadiisa kala duwan oo ay soo saartay wasaarada gaadiidka iyo
duulista hawada xukuumadda federaalka soomaaliyed ayaa waxaa...
Qaar kamid ah Tahriibayaashii Soomaaliyeed ee ku dhibanaa gudaha Wadanka Liibiya ayaa la filayaa in Maanta laga soo dajiyo Garoonka diyaaradaha ee Aadan Abdulle.
Muwadiniintan...