SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

War-murtiyeed laga soo saarey Shirka Dalalka Ciidamadu ka joogaan Soomaaliya.

War-murtiyeed ayaa laga soo saaray shirka Madaxda Dalalka Ciidamadoodu ka joogaan Soomaaliya (AMISOM) iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka dhacay 2-da Maarso 2018 magaalada...

Madaxweyne Farmaajo oo Kampala kula kulmay Madaxweyne Kuxigeenka Koowaad ee Burundi

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shir gaar ah la yeeshay Madaxweyne Kuxigeenka Koowaad ee Burundi Mudane Gaston Sindimwo oo ka...

SUMMARY OF THE TROOP CONTRIBUTING COUNTRIES (TCCS) TO THE AFRICAN UNION MISSION IN SOMALIA (AMISOM) SUMMIT.

The Summit of Heads of State and Government of Troop Contributing Countries (TCCs) to the African Union Mission in Somalia (AMISOM) was held on...

Somali National Army (SNA) Repel Al Shabaab Attack On Military Base In Afgoye, Lower Shabelle

Somali National troops have averted an attack on their base in Afgoye town in lower Shabelle. The attack in Afgoye town in Lower Shabelle...

Ra’iisulwasaare Kheyre: Heshiiska Berbera qeyb kama nihin, waana sharci darro

  Ra'iisulwasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sharci darro ku tilmaamay heshiis dhex maray Shirkadda DP World oo laga leeyahay Imaaraadka...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...