War ay soo saartay Wasaaradda Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu bogaadiyay Ciidamada qeybahooda kala duwan oo muujiyey dadaalka weyn iyo nafhurnimo ay ku badbaadiyeen...
Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ka dooday qorshe howleedka kala fadhiga saddexaad ee Golaha,iyagoo dhanka kale warbixin ka dhageystay safiirka Soomaaliya...