SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay Xoghayaha Guud ee Ururka Jaamacadda Carabta

kulanka wasiirka iyo xoghayaha ayaa diiradda lagu saaray horumarada Dowladda Soomaaliya ay ka sameysay dhinacyada Siyaasadda, Amniga, Dhaqaalaha iyo dib u dhiska dalka. Wasiirka Arrimaha...

Wasiir Maxamed Cabdullahi Salaad “Omaar” oo kulan la yeeshay jaaliyada Soomaliyeed ee Turki

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Salaad (Oomaar) ayaa booqday xarunta Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Turkiga, halkaas oo uu kula...

Culumada Sufiyiinta Caalamka oo casho sharaf logu sameyay Muqdisho

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Caasimadda Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa sheegay in marti gelinta shirka weynaha caalamiga ah ee Culummada Suufiyada oo...

Wafdi ka socda wasaarada arimaha dastuurka oo gaaray magaallooyinka Kismaayo iyo Baydhabo

Labo wafdi oo ka socday Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee XFS, Guddiga La-socodka Dib-u-eegista Dastuurka ee Labada Aqal iyo Guddiga Madaxabanaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta...

Boko Haram Has Abducted Over 1000 Children Since 2013

The United Nations children’s agency UNICEF has said that the ISIS-affiliated Boko Haram operating in Nigeria has abducted over 1000 children from the northeast...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...