SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo kormeer ku tagay bullaacad dhismaheedu socodo+(SAWIRRO).

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mdane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta kormeeray Bullaacadda dhismaheedu ka socodo dhabarka dambe ee Iskuulka...

Uk oo noqotay dalkii ugu horeeyay ee meel mariya talaalka cudurka safmarka ah ee Covid-19.

UK ayaa noqotay dalkii ugu horeeyay ee meel mariya talaalka  cudurka safmarka  ah ee Covid-19. Xoghayaha caafimaadka Britain Matt Hancock ayaa sheegay in talaalka la...

Masuuliyiin ka tirsan wasaarada haweenka iyo xuquuqul insaanka Galmudug oo kormeer ku tagay iskuulka caruurta dhagoolada ah+(SAWIRRO).

waxaa  mudooyinkii u danbeeyay magaalada Galkacyo ka socday dadaalo lagu xoojinayo waxbarashada caruurta maqalkoodu maqan yahay ayaa waxaa masuuliyiin ka tirsan wasaarada haweenka iyo...

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa eedeymo waa weyn oo ay ka mid yihiin qalqal galin amniga Qaranka iyo jiritaanka dowladnimada usoo jeedisay dowladda Kenya.

Wasiirka warfaafinta Soomaaliya @OsmanDubbe ''Ciidanka KDF ee Kenya ee kamidka #AMISOM wax wada shaqeyn ah lama lihin.'' Dowladda Federaalka #Soomaaliya ayaa eedeymo waa weyn usoo...

Diyaarada Jabuuti Airlines oo shil ku gashay garoonka diyaaradaha magaalada Garoowe ee Caasimada Puntland.

Diyaarad ay leedahay shirkadda diyaaradaha Jabuuti Airlines ayaa shil ku gashay garoonka diyaaradaha magaalada Garoowe ka dib Markii cillad matoorka ah ay soo wajahday. Sarkaal...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...