SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Duqa Muqdisho oo kormeeray xarunta Ciidanka Ilaalada Deegaanka ee Gobolka

Muqdisho(SNTV);- Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo kormeeray Xarunta Ciidamada Ilaalada Deegaanka (Minishiibiyo) ayaa sheegay in dib...

Maamulka Hir-shabeelle oo ballan qaad u sameeyay kaluumeysatada deeganada maamulkaasi

Warshiikh(SNTV);- Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda ee Dowladda Maamulka Hirshabeelle ayaa kullan la qaatay iskaashatooyinka Kalluumeysiga ee degmada Warshiikh,kaasi oo inta badan looga...

Masuuliyiin ka socda Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo maanta lagu soo dhoweeyey Dalka Jabuuti

Jabuuti (SNTV), Wafdi uu hoggaaminayey Gen Saciid Axmed Kadiye Taliyaha Hoggaanka dambi baarista Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee C.I.D, islamarkaana uu qeyb ka yahay Gen...

Guddiga Kheyraadka Biyaha Aqalka sare iyo Xubno ka socda M/Goboleedyada oo ka shiray sharciga Keyraadka Biyaha dalka

Muqdisho(SNTV);- Guddiga Kheyraadka Qaranka,Kaabayaasha dhaqaalaha iyo Gaadiidka Golaha Aqalka sare iyo Xubno ka socda Maamul Gobolleedyada dalka ayaa maanta kullan wadatashi ah oo ku...

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay Dalka Koonfur Afrika

Muqdisho (SNTV) Abaaro 7:00 fiidnimo ee xalay saacada Koonfur Afrika ayaa Kooxdaan burcada ah waxay weerar ku qaadeen goob ganacsi oo ay lahaayeen muwaadiniin Soomaali...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...