SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Wasiir Maareeye oo shir guddoomiyay shir ku saabsan iskaashiga Ganacsi Soomaaliya iyo Turkey oo Istanbul ka dhacay

Istanbul(SNTV) Shirkan oo looga hadlayo horumarinta iyo iskashiga ganacsi ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga ayaa ka furmay magaalada Istanbul ee Dalkaasi Turkiga ,iyadoo uu...

Madaxweyne Farmaajo oo hambalyo ku aaddan Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka u diray Wariyeyaasha Soomaaliyeed

Muqdisho-(SNTV)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo ku aaddan Maalinta Saxaafadda Adduunka waxa uu u diray dhammaan Wariyeyaasha Soomaaliyeed. Madaxweynaha ayaa ku...

Ciidan ka tirsan Booliska Soomaaliyeed oo tababar loogu soo xiray dalka Jabuuti

Jabuuti(SNTV);- Sarreeye guuto Saciid Axmed Kediye, Taliyaha Hoggaanka Baarista dambiyada ee C.I.D oo wakiil ka ah Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye guuto Bashiir Cabdi...

Madaxweynaha Kenya oo balan qaaday inuu sii wadi doono dadaalada nabad raadinta Soomaaliya

Muqdisho(SNTV);- Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ballan qaaday in dalkiisu uu sii wadi doono dadaalada nabad raadinta Gobolka, gaar ahaan Soomaaliya oo uu...

UN ENVOY PRAISES COURAGE AND DEDICATION OF SOMALI JOURNALISTS ON WORLD PRESS FREEDOM DAY

Marking World Press Freedom Day, the UN Secretary-General’s Special Representative for Somalia, Michael Keating, today commended the courage and dedication of the country’s journalists...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...