SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo Jabuuti kula kulmay saraakiil isugu jira Jabuuti iyo Talyaani

Moqdisu (SNTV)-Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Janaraal Bashiir Cabdi Maxamad ayaa Gaaray Caasimadda dalka Djibouti,waxaana Garoonka Diyaaradaha ku soo dhaweeyey Taliyaha Ciidanka Booliska Djibouti kornel Cabdullaahi Cabdi...

Ra’iisul wasaarha Soomaaliya oo soo xiray Shirkii ganacsiga ee ka socday Turkiga

Istanbul , May, 05, 2018– Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa Xalay soo xiray shirkii ganacsiga ee ganacsatada Soomaaliya iyo Turkiga...

Qadar iyo Turkiga oo gargaar gaarsiiyey Dadka ku waxyeelloobey fatahaadda Webiga Shabeelle

Baladweyne-(SNTV)- Midowga hay’adaha gargaarka Qadar ee (Qatar Charity)  iyo Dowladda Turkiga ayaa deeq gargaar oo kala duwan gaarsiisay Dadkii ku waxyeelloobay fatahaaddii uu Webiga...

Ra’iisul wasaare Khayre oo Istanbul Ganacsato kula kulmay (Sawirro)

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya oo uu wehliyo wasiirka Ganacsiga iy Warshadaha ayaa magaalada Istanbul ee dalka Turkiga kulan kula qaatay Ganacsato Soomaaliyeed. Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya...

Shirka iskaashiga dhaqaalaha Dalalka Qaaradda Afrika iyo Japaan oo ka furmay Magaalada Johannesburg

Pretoria (SNTV)- Waxaa Maanta Magaalada Johannesburg ee Dalka Koonfur Afrika ka furmay shir looga hadlayo iskaashiga xagga dhaqaalaha ee Dalalka Qaaradda Afrika iyo Jabaan. Kulankan...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...