SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo tababar ku soo geba gebeysay Magalada Boosaaso

Boosaso(SNTV) -Tababarkan lagu baranayey sidii loo maarayn lahaa Xuduudaha Dalka iyo muhaajiriinta soo qulqulayaa oo 3 maalmood ka socday magaalada Boosaaso ayaa lasoo gabgabeeyey,waxaana ka...

Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha XFS oo gaartay Dalka Kuwait

Kuwait(SNTV) Wafdiga Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Marwo Khadiija Maxamed Diiriye ayaa si diiran waxaa garoonka diyaaradaha ugu soo dhaweeyay Mas’uuliyiin ka socday Wasaaradda Dhalinyarada Dhaqanka...

Guddiga Wacyi gelinta Taakuleynta Ciidanka Qaranka oo la hadlay Soomaalida Gobolka Ohio

Ohio (SNTV) -Jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Columbus Ohio ayaa soo dhaweeyay xubno ka mid ah guddiga wacyigalinta taakuladda ciidamadda Qaranka Soomaaliyeed. Duuliye Sare Asli Xasan Cabaade...

Duqa Muqdisho ”Waxaa naga go’an in aan xoojino fursadaha shaqo abuurka Dhalinyarada”

Muqdisho (SNTV)-Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Caasimadda Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo daah furay wajiga labaad ee Barnaamijka Shaqaaleysiinta Dhalinyarada Gobolka ayaa...

Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraaha oo Stadium Muqdisho looga saarayo AMISOM.

Brussels (SNTV) -Wasiirka wasaaradda Amniga ee Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Ducaale islow  oo ka qeyb galayey shirka caalamiga ah ee looga hadlayey Amniga Soomaaliya ee...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...