Miami Beach oo lagu qabtay munaasabadda “Somali Stars Night 2026”

Date:

Magaalada Miami Beach ee gobolka Florida ayaa lagu qabtay munaasabadda Somali Stars Night 2026, oo lagu maamuusay guulaha iyo kaalinta muuqata ee bulshada Soomaaliyeed ka gaareen ganacsiga, aqoonta, iyo hoggaaminta.

Munaasabadda waxaa kasoo qeyb galay madax, ganacsato, siyaasiyiin, suxufiyiin, iyo marti sharaf kale, iyadoo gabagabadii lagu guddoonsiiyay abaalmarino shaqsiyaad iyo hay’ado door weyn ka qaatay horumarinta bulshada Soomaaliyeed.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Duqa Muqdisho oo ka qeyb galay munaasabad lagu dhiirrigelinayay doorka dhallinyarada ee ilaalinta nadaafadda xeebaha

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr....

Soomaaliya oo Hambalyo u dirtay Jamhuuriyadda Maldives

Munaasabadda 61-guurada ka soo wareegtay Xorriyadda Jamhuuriyadda Maldives awgeed,...

Shirka u-diyaargarowga Super El Niño iyo Ka-qaybgelinta Ururrada oo lagu qabtay Muqdisho

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo qaabilay Safiirka Boqortooyada Sucuudiga u fadhiya Soomaaliya

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr....