Munaasabadda dabaal-degga sanad-guurada 49-aad ee xoriyadda Jabuuti oo lagu qabtay dalka Australia

Date:

Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu maamuusay sanad-guurada 49-aad ee ka soo wareegtay xornimada Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti ayaa lagu qabtay magaalada Melbourne ee dalka Australia.

Munaasabadda ayaa waxaa ka soo qeyb galay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Australia, xubno ka socday safaaradda Jabuuti, hoggaamiyeyaasha jaaliyadaha Soomaaliyeed iyo Jabuuti, marti sharaf kale, iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku nool Melbourne.

Intii ay socotay xafladda, waxaa la jeediyay khudbado lagu bogaadiyay horumarka ay Jabuuti ka gaartay dhinacyada nabadda, dowlad-dhiska iyo horumarinta dhaqaalaha tan iyo markii ay xorriyadda qaadatay gumeystihii Faransiiska,iyadoo La adkeeyay muhiimadda ay leedahay sii xoojinta xiriirka walaaltinimo iyo iskaashiga ka dhexeeya dalalka Geeska Afrika, gaar ahaan Soomaaliya iyo Jabuuti.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

2026 World Internet Conference Wuzhen Summit to Focus on AI Openness and Global Cooperation

The World Internet Conference International Organization held a press...

Guddiga Golaha Shacabka oo Wasiirka Warfaafinta Ka Dhageystay Warbixin ku Saabsan Shaqada iyo Qorshayaasha Wasaaradda

Guddiga Warfaafinta, Wacyigelinta, Dhaqanka, Dalxiiska, Boostada iyo Isgaarsiinta ee...

Somalia iyo Pakistan oo Xoojinaya Iskaashiga Difaaca iyo Tayeynta Ciidanka Cirka Soomaaliyeed

Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalaya shirka golaha loo dhanyahay ee QM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta...