Wasiirka Dhallinyarada XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixda dhiggiisa  Sacuudiga 

Date:

Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha XFS, Mudane Maxamed Cabdulqaadir Cali, ayaa kulan la qaatay dhigiisa dalka Sacuudiga Mudane Amiir Abdulaziz Bin Turki Al-Feysal.

Kulanka ayaa lagu kala saxiixday heshiis is-afgarad ah, kaas oo daaran dib-u-dhiska garoomada iyo arrimaha horumarinta xirfad u sameynta dhallinyarada iyo shaqo abuurkooda.

Wasiirka ayaa sidoo kale kulamo lagu xoojinayo xiriirada iyo iskaashiga la yeelan doona qaar ka mid ah wasiirada dhigiisa ah ee dalalka Jaamacadda Carabta ee ku sugan dalka Sacuudiga.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

HOGGAAMIYAHA KOONFUR GALBEED OO AQALKA MADAXTOOYADA KU QAABILAY ODEYAASHA DHAQANKA KOONFUR GALBEED SOOMAALIYA.

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan doceed la qaatay Dhiggisa Seerbiya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Dr.Cabdinaasir Axmed Ibraahim, Guddoomiye Ku-xigeenkii Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo ku geeriyooday dalka Hindiya

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS waxay...

Madaxweyne Xasan Sh. oo khudbad ka jeediyay shirka Dalalka aan Isbaheysiga aheyn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...