Madaxweyne Xasan Sheekh oo New York kula kulmay Dhaxal-sugaha Kuwait

Date:

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan-doceed barbar socda Meertada 80-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay la qaatay Dhaxal-sugaha dalka walaalaha ah ee Kuwait, Sheekh Sabaax Khaalid Al-Xamad Al-Sabaax.

Intii uu socday kulanka, waxaa si qoto dheer looga hadlay xoojinta iskaashiga labada dal iyo arrimaha guud ee gobolka ee ay dan-wadaagta ka yihiin Soomaaliya iyo Kuwait.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Warbixinta Toddobaadlaha ee DFS oo soo baxday

1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada ku qaabilay...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

1- President Hassan Sheikh Mohamud received at the Presidential...

Madaxweynaha JFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Baydhabo

Baydhabo, Abriil, 03, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo ka qayb galay kulan Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka...