Farsamayaqaankii ugu horreeyay Radio Muqdisho oo geeriyooday

Date:

Allah u naxariisto Maxamuud Cali Guuleed, oo ahaa farsamayaqaankii ugu horreeyay ee Radio Muqdisho tan iyo sanadkii 1949, ayaa maanta ku geeriyooday magaalada Muqdisho.

Marxuumku wuxuu door weyn ka qaatay aasaaska iyo horumarinta adeegga idaacadda Qaranka, isaga oo ka mid ahaa shaqsiyaadkii ugu horreeyay ee dhidibada u taagay lana xasuusan doono kaalintiisii taariikhiga ahayd.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale