Duqa Muqdisho oo Degamda Kaaraan maanta ka qaatay kaarka diiwaangelinta doorashada qof iyo codka ah

Date:

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa degamda kaaraan ka qaatay kaarka diiwaangelinta doorashada qof iyo cod ah, isagoona bulshada ugu baaqay in ay isdiiwaangeliyaan.

โ€œIsdiiwaangelintan waxay ii tahay fursad taariikhi ah oo aan waligey isoo marin, in aan qaato kaarka doorashada qof iyo codka ah. Wana xuquuq uu leeyahay muwaadin kasta,โ€ ayuu yiri Guddoomiye Muungaab.

Guddoomiyaha ayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay isdiiwaangeliyaan oo ay qaataan kaarka codbixinta, si ay u doortaan cidda ay rabaan.

Xildhibaan Cusmaan Xaadoole, oo isna kaarka codbixinta ka qaatay ayaa yiri: โ€œAnigu maanta waxaan qaatay kaarka diiwaangelinta. Dalkuna wuu ka guuray doorashadii dadban

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirweynaha 2-aad Hoggaamiyeyaasha Garsoorka Afrika

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Baashe...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo war kasoo saartay colaada Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS)...

Hoggaamiyaha DG Koonfur Galbeed oo la kulmay Guddoomiyaha Hayโ€™adda SODMA

Hoggaamiyaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed...