Wasiir ku-xigeenka Beeraha XFS oo ka qeyb gashay shir muhiim ah

Date:

Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Federaalka Soomaaliya, Marwo Sahra Yuusuf Ige, ayaa si rasmi ah uga qeybgashay Shirka 2-aad ee Wadahadalka u dhexeeya Brazil iyo Afrika ee looga hadlayay Sugnaanta Cuntada, La Dagaalanka Gaajada iyo Horumarinta Miyiga.

Shirkaasi oo socday intii u dhaxaysay 20โ€“22 May 2025, ayaa ka dhacay caasimadda dalka Brazil, magaalada Brasilia.

Shirkan heerkiisu sareeyo ayaa waxaa kasoo qeybgalay wufuud matalayay dowlado badan oo Afrikaan ah, hayโ€™ado caalami ah, iyo heyโ€™ado horumarineed, iyada oo kulanka lagu falanqeeyay sidii loo xoojin lahaa iskaashiga dhinacyada teknoolojiyadda, cilmi-baarista, iyo hirgelinta siyaasad wax ku ool ah oo lagula tacaalayo gaajada iyo saboolnimada ka jirta qaaradda Afrika.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirweynaha 2-aad Hoggaamiyeyaasha Garsoorka Afrika

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Baashe...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo war kasoo saartay colaada Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS)...

Hoggaamiyaha DG Koonfur Galbeed oo la kulmay Guddoomiyaha Hayโ€™adda SODMA

Hoggaamiyaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed...