Maxkamadda Gobolka Banaadir oo muddeysay dhageysiga dacwadda Eedeysanayaal loo haysto ka ganacsiga dadka iyo Tahriibinta

Date:

Maxkamadda Gobalka Banaadir oo ka jawaabeysa Xaashida Eedda ee Xafiiska Xeer-Ilaaliyaha Guud ee Qaranku u gudbiyey laguna Eedeeyey 7 Eedeysane, kuna wada Eedeysan ka ganacsiga Dadka iyo tahriibinta, Lacag-Dhaqidda iyo Maalgalinta Argagixisada iyo Ku xad gudubka awood xafiiseed, ayaa Maxkamadda Gobalka Banaadir waxay soo mudeysay dhageysiga dacwadda ee fadhiga 3aad maalinta Talaadada kuna beegan 22/ 4 /2025.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddiga Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda oo kormeer ku sameeyay Ciidamo loo diyaariyay Xuska Todobaadka Xorriyadda

Guddiga Qaranka ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda iyo Midnimada, oo...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Kulan la Qaatay Wasiir-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Dalka Qadar

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee...

Wasaaradda Gaashaandhigga oo war kasoo saartay duqaymo laga fuliyay Shabeellaha Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa...