Mas’uuliyiin ka tirsan xukuumadda DanQaran oo farxadda munaasabadda Ciidul fitriga la qaatay shacabka Muqdisho

Date:

Qaar kamid ah Wasiirada Xukuumadda DanQaran ayaa Farxadda Ciidul Fitriga la wadaagay Shacabka Degmada Daarusalaam ee Mogadishu.

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo hidaha tacliinta Mudane Farax Abdulqadir , Wasiirka Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha Mudane Maxamuud Axmed Aadan , Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Amniga, Mudane Maxamed Ali Xaga, Wasiir ku xigeenka Wasaaradda caafimaadka Mohamed Hassan Mohamed, Guddoomiye Ku-xigeenka Arrimaha Bulshada ee Gobolka Banaadir Mudane Cabdicasis Cismaan Maxamed iyo mas’uuliyiin kale, ayaan farxadda munaasabadda Ciidul Fitriga la qaatay shacabka ku nool degmada Daarusalaam.

Wasiirada ayaa Shacabka ay kula Ciideen Degmada Daaru-salaam ee gobolka Banaadir waxay la wadaageen hambalyo iyo sida ay ugu faraxsan yihiin in wadajir iyo amni ay kula Ciidaan.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Baarlamaanka Dalka oo ka dooday cutubka 6-aad ee Dastuurka

Mudanayaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa...

Ururka Midowga Afrika ayaa markale adkeeyay sida ay uga soo horjeedaan xadgudubka Israa’iil ay kula kacday Soomaaliya

War-murtiyeedka Midowga Afrika ayaa si cad u cambaareeyay, una...

Wasiirka Gaashaandhigga oo hambalyo u diray Ciidanka Cirka sanad-guurada 66-aad ee aas-aaskooda

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo Hambalyo u diray Ciidanka Cirka Xuska Sanad-guuradii 66-aad

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud,...