๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ช๐ž๐ฒ๐› ๐ ๐š๐ฅ๐ž๐ฒ ๐๐จ๐จ๐ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก ๐จ๐จ ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐š ๐ก๐š๐๐ฅ๐š๐ฒ๐ž๐ฒ ๐๐š๐ซ๐ง๐š๐š๐ฆ๐ข๐ฃ๐ค๐š ๐๐š๐Ÿ๐š๐ช๐š๐๐š.

Date:

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E Dr. Ali Haji Adam ayaa ka qeyb galay dood gaar ah oo looga hadlayay arrimaha Nafaqa darada ee wadamada Nugul.

Dooda oo aheyd mid sigaar ah diiradda loogu saarey dhibaatooyinka nafaqo-darada ayaa ujeedadeedu tahay sidii wadamada soo koraya ee ay Soomaaliya ka mid tahay sidii loogu heli lahaa xal waara aydoo goobta sidiiran loogu soo bandhigey heerka xaaladahaas ee wadamada ka qeyb galey dooda si loo gaaro gunaanadka, Wasiirka oo suโ€™aalo laga waydiiyey sida Soomaaliya wax uga qabatay xaladaha nafaqa-darrada ayaa ka hadley is badalka xagga ku socda qeybta Nafaqada ee Soomaaliya.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Raโ€™iisul Wasaare Ku-Xigeenka oo daahfuray narnaamijka Ilaalinta iyo daryeelka bulshada.

Raโ€™iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax...

Wasiirka Warfaafinta oo haddiyad ku saabsan Matxafka Carta guddoonsiiyay Raโ€™iisul Wasaaraha.

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Wasiirka Qorsheynta XFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay dhiggiisa Brazil.

Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS, Mudane Maxamuud...

Wasiiru-Dawlaha Wasaaradda Waxbarashada XFS oo ka qeybgashay Shirweynaha 43aad ee UNESCO.

Wasiiru-Dawlaha Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda...