Hayโ€™adda Nabadsugida dowlada KGS oo soo bandhigtey 10 ruux oo isku soo dhiibay.

Date:

Hayโ€™adda Nabadsugida iyo Sirdoonka dowlada KGS ayaa soo bandhigtey 10 ruux oo ka tirsanaa Khawaariijta oo isku soo dhiibay.

Dhamaan isasoo dhiibayaashan oo ka kala tirsana qeybaha khawaariijta ayaa isku soo dhiibey NISA kadib markey fahmeen xanuunka ay leedahay dhibaateynta shacabka iyo dagaalada lagu afjaraayo khawaariijta.

Xubnahan isasoo dhiibey ayaa dowlada iyo shacabka ka codsadeen in la cafiyo si ay ula mid noqdaan bulshada

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddiga Maaliyadda ee BFS oo kulan ku yeeshay xarunta guddoonka ee Villa Hargeysa

Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorsheynta, Iskaashiga Caalamiga ah iyo La-xisaabtanka...

Maxkamadda Sare oo laashay natiijada doorashadii Golaha Wakiillada iyo Goleyaasha Deegaanka Galmudug

Maxkamadda Sare ee Federaalka Soomaaliya ayaa maanta laashay natiijadii...

Tababar heer sare ah oo la xiriira baarista dambiyada oo lagu qabtay Muqdisho

Tababar heer sare ah oo ku saabsan baarista dambiyada...