Daawo Barnaamijka Weydii Dhakhtarka oo marti uu ku yahay Dr Axmad Fartaag oo ka howlgala Isbitaalka Tamaam

Date:

Barnaamijka Weydii Dhakhtraka ee SNTV waxaa marti ku ah Dr Axmad Fartaag oo ka howlgala Isbitaalka Tamaam ee magaalada Muqdisho.

Dr Axmad Fartaag ayaa barnaamijkan kaga hadli doono cudurada Kaadimareynka iyo Kaliyaha iyo sidoo kale xanuunada ku dhaca Taranka Ragga.

Hoos ka daawo Barnaamijka oo dhameystiran:

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddiga Xaquuqul Insaanka Qaranka oo war ka soo saaray dhacdo ka dhacday Jubbada Hoose

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed (GMXIQ) ayaa...

Wasaaradda Shaqada fariin u dirtay shaqaale waynaha Soomaaliyeed

War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha...

Liiska xubnaha ku guuleystay Golaha Wakiilada K/Galbeed oo la shaaciyay

Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka iyo Xuduudaha Soomaaliya ayaa...

Wasiirka Warfaafinta oo kulan miro dhal ah la qaatay Danjiraha Shiinaha ee Soomaaliya

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,...