Wasiirka Cadaaladda oo qeyb galay furitaanka Tartanka Wacyigelinta Nabadda iyo Isdhexgalka Dhalinyarada Gobolka Banaadir

Date:

Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS, Mudane Xasan Macallin, ayaa ka qeyb galay furitaanka Tartanka Wacyigelinta Nabadda iyo Isdhexgalka Dhalinyarada Gobolka Banaadir oo ka dhacay Garoonka kubadda Cagta Municipio.

Tartankan sanadlaha ah ayaa dhiirrigelinaya isdhexgalka dhalinyarada iyo horumarinta xirfadooda ciyaareed. Munaasabadda waxaa sidoo kale ka qeyb galay Wasiirka Waxbarashada, mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir, iyo madaxda isboortiga dalka.

Wasiirka Caddaaladda ayaa xusay doorka isboortigu ku leeyahay nabadda iyo horumarinta dhalinyarada, isagoo caddeeyay sida wasaaraddu uga go’an tahay taageeridda dadaallada lagu xoojinayo nabadda iyo cadaaladda

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo Muqdisho ku qabatay xuska Maalinta Shaqaalaha Adduunka

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya...

Wasiirka Waxbarashada oo faray dadka deggen dhulka Jaamacadda Ummadda in ay si degdeg ah uga guuraan

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda...

Safiirka JFS ee Sacuudiga oo kormeer ku tagay Xafiiska Arrimaha Xajka ee magaalada Madiina

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Boqortooyada Sacuudiga,...

Soomaaliya oo tallaabo u qaaday Nidaamka Xisaab-xirka iyo lacag-bixinta gaadiidka cirka

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,...