Bandhigga Suuq-weynaha Muqdisho oo galay maalintii labaad

Date:

Bandhigga oo sanadkii 6-aad ka qabdoomay magaalada Muqdisho wayaa galay maalinkii labaad ka dib markii uu shalay daah furay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka xukuummadda federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, iyadoo madasha furitaanka ay sidoo kale kasoo qeybgaleen masuuliyiin ka tirsan goleyaasha Dowladda iyo guddoomiyaha Rugta Ganasiga Soomaaliyeed.

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa furitaanka Bandhigga Suuqweynaha Ganacsiga Muqdisho ku sheegay in Qorshaha Qaranka dowladda Soomaaliya ay qeb mihiim ah kaga jirto horumarinta iyo dhiirrigalinta Ganacsiga si ay fursad u helaan dhallinta Soomaalieed loona yareeyo faqriga iyo shaqo la’aanta.

Bandhigga oo socon doona 3 maalin ayaa waxaa lagu soo bandhigi doonaa Halabuur Ganacsi oo kala duwan, waxaana bulshada kasoo qebgaleysa loogu talagalay qiima dhimis mudada uu socondoono Bandhigga Suuqweynaha Muqdisho.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo dhagax dhigay Xarunta Horumarinta Manaahijta waxbarashada dalka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi...

Safiir Soomaaliya u magacowday Kirgistaan oo gudbiyey waraaqaha aqoonsiga

Danjire Fatxudiin Cali Ospite ayaa maanta si rasmi ah...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah furay xarunta dhaxe ee Wasaaradda Tamarta 

Muqdisho, Talaado, 21 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda...

Soomaaliya oo ka qayb gashay Kalfadhigii ugu Guddiga Fulina Hay’adda UN-Habitat

Kalfadhigii ugu horreeyay ee Guddiga Fulinta ee UN-Habitat ee...