Wasiirka shaqada XFS oo qaabbilay wafdi ka socday safaaradda Norway ee Soomaaliya

Date:

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS, Mudane Xildhibaan Yuusuf Maxamed Aadan oo uu wehliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Mudane Yuusuf Waddani ayaa maanta kulan kula qaatay Xafiiskiisa wafdi ka socday Safaaradda Norway ee Soomaaliya oo uu hoggaaminayay Sii-hayaha Safiirka, Mudane Carsten Carlsen.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray sidii loo yareyn lahaa muhaajiriinta socdaalka dibadda ah si loogu abuuro barnaamijyo shaqo iyo xirfado ay ku shaqeystaan iyo in sare loogu qaado arrimaha la xiriira ilaalinta bulshada nugul (Social Protection).

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS ayaa uga mahadceliyay dowladda Norway taageerada ay siiso shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Ra’iisulwasaaraha XFS oo xilka u kala wareejiyey Wasiirkii hore Arrimaha Dibedda iyo Wasiirka Cusub

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi...

Xuska 3-da May ee Maalinta Xoriyadda Saxaafadda

Maanta oo ku began 3-da May waxaa dalalka caalamka...

Wasiirka cusub ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo maanta xilka la wareegaya

Wasiirka cusub ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga,...

Diiwaangelinta codbixiyeyaasha oo saaka ka bilaabatay degmooyinka Wadajir iyo Dharkeynley

Degmooyinka Wadajir iyo Dharkeynley ee gobolka Banaadir waxaa saakay...