Ciidamada Xoogga Dalka oo bur buriyay xarumo Khawaarijtu ku dhibaateyn jireen shacabka

Date:

Ciidanka Ururka 95-aad Guutada 9aad Qaybta 60aad Ciidanka Dhulka XDS ayaa maanta howlgal qorshaysan ka fuliyey degaanada Garasmaamow Garas Shimbirow iyo deegaannada kale ee ku hareeraysan

Howlgalka waxaa hoggaaminayey Taliyaha Ururka 95aad Guutada 9aad Qaybta 60aad Ciidanka Dhulka XDS L/X/Le Isaaq Mohamed Ibraahim, waxayna ciidamadu cagta mariyeen goobo badan oo ay argagixisado ku baadi jirtay shacabka.

Inta uu howlgalka socday waxaa la bur buriyay Saldhigyo Khawaarijtu ay ku lahayeen deegaannada howlgalka Laga fuliyey, Kuwaasi oo ay Khawaarijta ku dhibaateeyn jireen Shacabka, islamarkaasna Ka soo abaabuli jireen dhagartooda gurracan.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Caafimaadka oo ka qeybgalay shirweynaha wax ka qabashada cudurada aan faafin

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Warfaafinta oo Wasaaradda ku soo dhaweeyay Ku-simaha Safiirka Dowladda Liibiya u jooga Soomaaliya

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Jamhuuriyadda...

Baaq-nabadeed oo laga soo saaray xaaladda Aricadeeye

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Xukuumadda...

Soomaaliya oo garab istaag u muujineysa Dowladda Qatar

War-saxaafadeed ka soo baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa garab...