Ciidanka NISA oo howlgal lagu xaqiijinayo Amniga ka sameeyay Magaalada Baydhabo

Date:

-Ciidanka Hay’ada Nabad Sugida Iyo Sirdoonka qeybta Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Magaalada Baydhabo ka sameeyey Howlgal lagu xaqiijinaayo Amniga Magaalada.

Ciidanka ayaa baaritaano ku sameeyey Gawaarida isticmaala Wadooyinka Magaalada.Inta uu howlgalka socday ayaa taliyaha Ciidanka Nabadsugida Gobolka Baay Abdifatah isxaq Adan ayaa kormeeray Goobaha Ganacsiga Magaalada asagoona Ganacsatada ku booriyey ka shaqeynta amniga guud ee Magaalada.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo dhagax dhigay Xarunta Horumarinta Manaahijta waxbarashada dalka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi...

Safiir Soomaaliya u magacowday Kirgistaan oo gudbiyey waraaqaha aqoonsiga

Danjire Fatxudiin Cali Ospite ayaa maanta si rasmi ah...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah furay xarunta dhaxe ee Wasaaradda Tamarta 

Muqdisho, Talaado, 21 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda...

Soomaaliya oo ka qayb gashay Kalfadhigii ugu Guddiga Fulina Hay’adda UN-Habitat

Kalfadhigii ugu horreeyay ee Guddiga Fulinta ee UN-Habitat ee...