Wasiir ku-xigeenka Beeraha XFS oo ka qeyb gashay ansixinta Nafaqada Cuntada ee Waddamada IGAD 

Date:

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Sahra Yuusuf Cige iyo wafdi ay hoggaaminayso, ayaa wadanka Djibouti kaga qaybgalay shirka Wasiirada Wadamada Midowga Urur Goboleedka IGAD, kuwaas oo ansixinayeen Strategyada Sugnaanta iyo Nafaqada Cuntada 2025-2034.

Soomaaliya, ayaa door muhiim ah ka qaadatay Intii uu socday shirkan oo galay maalinkiisa labaad, waxaana lagu ansixiyey qorshayaal muhiim ah oo lagu meel mariyay qorshe-hawleedka Sugnaanta iyo Nafaqada Cunnada ee Ururka Gobolleedka IGAD sannadka 2025-2034.

Kulankaan ayaa sii adkeeyndoono iskaashiga wadamada xubnaha ka ah ururka si loo xoojiyo dadaalada loogu jiro Sugnaanta iyo Nafaqada Cuntada.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa...

Muqdisho mar dambe ma mudna sumcad dilka dambe (WARBIXIN)

Wargeyska caanka ah ee The Economist ee ka soo...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo bilaabay Madasha Ganacsiga ee Muqdisho(MAQAAL)

Madashu waxay iskugu keenaysaa mas'uuliyiinta dowladda, maal-gashadayaasha Shiinaha iyo...

Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka oo aqbalay Go’aankii Maxkamadda Sare

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha, isagoo fulinaya...