Wiisiirka Awqaafta Soomaaliya oo ka qeygalay shirka 9aad ee Wasaaradaha Arrimaha Islaamka 

Date:

Wasiirka Arrimaha diinta iyo Owqaafta Mudane Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur,Oo Magaalada Makka ugu qeybgalay Shirkii 9-aad ee Wasaaraddaha Awqaafta iyo Arrimmaha Diinta.

Shirkaan ayaa looga hadlay sida ay isku kaashan karaan,Caalamul Islaam ayna iskaga taageeri lahaayeen,La dagaalanka Khawaarijta,Iyo Fikirka galaysiinta dadka islaamka ah.

Wasiirka ayaa yiri ” Boqortooyada Sacuudiga waan ugu mahadceniyaa,Shirkaan aadka u qiimaha badan,Oo ay inoo soo aggaasintay,Qodobada kasoo baxaan waxaan rajaynaa inay noqdaan kuwo dhaqan galo”.

Waxaan caddeynaa inow yahay fikirka Xagjir ah kuna beeraya,Figrado Tagfiirin ah, Kana faaiidaysanyo dhiigooda Mujtamaca islaamka waana inaan ka hortagnaa,Oo aan ka dhiidhinaa.

” Si looga hortago Fikirka Xagjirka waxaa laga maaarmaan ah inay is kaashadaan dhammaan,Wasaaradaha Awqaafta iyo arrimaha Islaamka.Indhahana ku yahaan,Dhaqdhaqaaqyada Socdaan”.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo kulan la qaatay Guddiga Qabanqaabada Caleema-saarka

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe),...

Madaxweynaha JFS: “DFS waxay qaadi doontaa guluf dagaal oo kama dambeys ah oo dalka looga saarayo Khawaarijta.”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa...

Hambalyo Maalinta Xorriyadda Dowladda Mareykanka

Munaasabadda sanad-guurada 250-aad ee Xorriyadda Mareykanka awgeed, Wasaaradda Arrimaha...

Munaasabad lagu taageerayay garsoore Cumar Cartan oo lagu qabtay Nairobi

Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo...