Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa Daah-Furey Qorshaha Gaarista Caruurta ka yar 5-Sano ee aan Weligood qaadan ama Dhamaystiran Talaalka

Date:

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Daah-Furey Qorshaha Gaarista Caruurta ka yar 5-Sano ee aan Weligood qaadan ama Dhamaystiran Talaalka

Wasiirka Caafimaadka Mudane Maxamed Cusmaan Xaaji Jiidow, Madax ka socotay Hay’addaha UNICEF, WHO iyo Howlwadeenada Wasaarada Caafimaadka ayaa Goobjoog ahaa Munaasabada Daahfurka Talaalka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Tababar heer sare ah oo la xiriira baarista dambiyada oo lagu qabtay Muqdisho

Tababar heer sare ah oo ku saabsan baarista dambiyada...

Hoggaamiye Aadan Madoobe oo guddoomiyey shirka amniga ee deegaannada Koonfur Galbeed

-Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Hoggaamiye Aadan Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Daahfurka mashaariicda uu Isbahaysiga Milatari ee Islaamka ka fulinayo Muqdisho oo bilaabatay

Waxaa si rasmi ah magaalada Muqdisho uga bilaabatay munaasabadda...