Guddomiye Abshirow oo Sagootiyey guddoomiyaha Baarlamaanka Urur gobaleedka bulshada Bariga Afrika

Date:

Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow oo ay wehliso Habdhowraha golaha Aqalka Senator Zamzam Ibraahim Cali ayaa garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan Cabdulle ka sagootiyay guddoomiyaha baarlamaanka urur goboleedka bulshada bariga Afrika oo maalmihii lasoo dhaafay booqasho rasmi ah ku joogay Magaaladda Muqdisho ee caasimadda Dalka,waxaana ku wehliyay xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee baarlamaanka dalka.

Guddoomiyaha baarlamaanka urur goboleedka bulshada Bariga Afrika oo booqasho laba maalin ah dalka ku joogay ayaa mudadii ay joogeen kulamo la qaatay guddoonka golaha shacabka ee baarlamaanka dalka, iyaga oo sidoo kale ka qeyb galay kulanka aan caadiga ahayn ee golaha shacabka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo dhagax dhigay Xarunta Horumarinta Manaahijta waxbarashada dalka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi...

Safiir Soomaaliya u magacowday Kirgistaan oo gudbiyey waraaqaha aqoonsiga

Danjire Fatxudiin Cali Ospite ayaa maanta si rasmi ah...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah furay xarunta dhaxe ee Wasaaradda Tamarta 

Muqdisho, Talaado, 21 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda...

Soomaaliya oo ka qayb gashay Kalfadhigii ugu Guddiga Fulina Hay’adda UN-Habitat

Kalfadhigii ugu horreeyay ee Guddiga Fulinta ee UN-Habitat ee...