Xildhibaanada golaha shacabka BJFS oo maanta ka doodaya hindise sharciyeedyo muhiim ah

Date:

Xildhibaanada golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka doodaya dhismaha hay’adaha madaxa bannaan ee aan miisaaniyadda lahayn.

Kulanka oo uu shirgudooominaya guddoomiyaha golaha shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur ( Madoobe), ayaa sidoo kale, waxaa looga hadlayaa hindise-sharciyeedyada kala ah maalgashiga iyo shaqada Soomaaliyeed.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Taliska Booliska Soomaaliyeed oo wargelin iyo digniin amni soo saaray

Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, gaar ahaan Booliiska Gobolka Banaadir ayaa...

Guddiga Doorashooyinka oo soo saaray go’aanno ku aaddan sida ay u dhaceyso doorashada KGS

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa soo saaray...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la kulmay Danjiraha Dawladda Qatar u qaabilsan Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi...

Cabdi Mursal: “Waxaan ahay 70 jir, doorashada dadweynaha waxay ii horseedday rajo iyo mustaqbal ifaya”

Degaannada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa berri oo...