Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed ayaa Qaabilay Xildhibaanada Haweenka ah ee ku jira Labadda Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya

Date:

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Qaabilay Xildhibaanada Haweenka ah ee ku jira Labadda Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya oo Safar shaqo kuso gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay

Socdaalka Xildhibaanada ee Magaalada Baydhabo ayaa ah Uqareemida Haweenka Soomaaliyeed, Helida Qoondada Haweenka iyo Ukuuragelida Xaalada Deeganka

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa uga Mahadceliyey Xildhibaanada Haweenka ah ee ku jira Labadda Aqal ee Baarlamaanka Dalka Booqashada ay ku yimaadeen Magaalada         Baydhabo waxaana uu la Wadaagay Dowladda uu Hogaamiyo sida ay uga goantahay ilaalinta Qoondada Haweenka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Soomaaliya oo Beijing kaga qaybgashay shir looga hadlaya diyaar-garowga iyo ka-hortagga masiibooyinka

Magaalada Beijing ee dalka Shiinaha waxaa maanta ka furmay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb galay dabaal-daga 1-da Luuliya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka...

Muqdisho oo si weyn looga xusayo 1-da Luuliyo

Magaalada Muqdisho waxaa ka socota munaasabad weyn oo loogu...