Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa furey imtixaanka Shahaadiga fasalka 8aad

Date:

Madaxweynaha‍ Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa furey Imtixaanka Shahaadiga Fasalka 8aad oo Sanadkii 5-aad Qaadayso Wasaaradda Waxbarashada Dowladda Koonfur Galbeed

Munaasabada Furitaanka Imtixaanka Shahaadiga Madaxweynaha waxaa ku Wehlinayey Wasiirka Waxbarashada Mudane Ibraahim Aadan Ali Najah, Agaasimaha Guud Madaxtooyada Mudane Cabdifataax Mahad Cabdiraxmaan, Saraakisha Hay’addaha Amniga iyo Howlwadeenada Wasaraadda Waxbarashada.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA OO XAFIISKIISA KU QAABILAY DANJIRAHA SHIINAHA U FADHIYA SOOMAALIYA

-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane...

Dowladda Soomaaliya oo daah furtay Shirweynaha Hoggaamiyeyaasha Qurba-joogta ee Qorshayaasha Dowladda

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah...

Taliyaha Ciidanka Xoggga Dalka oo qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah u qaabilsan Mareykanka Qaaradda Afrika

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO DAAH-FURAY SANAD-TACLIIMEEDKA 2026/2027 EE JAAMACADAHA DALKA

-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...