Tartanka doorashooyinka madaxtinimo oo ka bilowday Iran

Date:

Dadka reer Iran ayaa maanta u dareetay codbixinta doorasdhada madaxtinimo ee lagu xulanayo cidda qabaneysa madaxweynaha dalkaasi mudada dhowrka sano ah ee soo socota.

Xarumaha Codbixintu, ayaa saaka furmay 8 subaxnimo (04:30GMT) waxayna xidhmi doonaan 6pm (14:30GMT),iyadoo ay suurtagal tahay in codbixinta lagu kordhiyo dhowr saacadood oo illaa caawa saqda dhexe.

Doorashooyinkaan, ayaa la sheegay in ay ku tartamayaan dhowr qof,waxaana ugu cadcad Ghalibaf iyo Jalili oo u taagan inay yihiin kuwa ugu horreeya.Labaduba waa muxaafid, inkastoo Ghalibaf loo arko mid dhexdhexaad ah, halka Jalili uu yahay nin adag.

Pezeshkian waa musharaxa kaliya ee matalaya siyaasada isbadal doonka ee Iran, iyadoo musharaxiinta kale ee la midka ah aan loo ogolaan inay tartamo.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo soo xiray shirka banbaxa Golaha Wasiirrada

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Duqa Muqdisho oo ka qeyb galay munaasabad lagu dhiirrigelinayay doorka dhallinyarada ee ilaalinta nadaafadda xeebaha

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr....

Miami Beach oo lagu qabtay munaasabadda “Somali Stars Night 2026”

Magaalada Miami Beach ee gobolka Florida ayaa lagu qabtay...

Soomaaliya oo Hambalyo u dirtay Jamhuuriyadda Maldives

Munaasabadda 61-guurada ka soo wareegtay Xorriyadda Jamhuuriyadda Maldives awgeed,...