Wasiirka Gaashaandhigga XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay Wasiirka Difaaca ee Jamhuuriyadda Tรผrkiye, Yaลar Gรผler, intii lagu guda jiray bandhiga EFES-2024.
โWalaalaheena Turkiga waxay kaalin weyn ka qaataan dhismaha ciidankeena, hormarintooda iyo la dagaalanka Khawaarijta,โ ayuu yiri Wasiirka Difaaca Soomaaliya.

