dagaalka gaza Dhimashada ayaa ku dhow 28,000 iyadoo weerarka Rafah uu sii socdo

Date:

Ra’iisul wasaaraha Israa’iil ayaa ku amray militariga inay dejiyaan qorshe labada dhinac rayidka looga saarayo Rafah iyo la dagaalanka Xamaas, iyadoo ergayga Qaramada Midoobay ee Falastiin uu su’aal ka keenay halka dadka rayidka ah lagu daadgureynayo weerarka qorsheysan.

Madaxa Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa sheegay in kala bar 2.3 milyan oo qof oo reer Gaza ah “ay hadda ku xayiran yihiin Rafah oo aan lahayn meel ay aadaan”, isaga oo uga digay barokacayaasha ayuu yiri  “ma laha guryo” iyo “rajo la’aan”.

Toogashada Israa’iil ee Khan Younis ayaa ugu yaraan 21 qof lagu dilay bannaanka Isbitaalka Nasser iyadoo shaqaale caafimaad ay ka mid yihiin kuwa la beegsaday.

24 saac gudahood, 107 falastiiniyiin ah ayaa lagu dilay Qaza 142 kalena waa lagu dhaawacay.

 

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hoggaamiyaha KGS oo Madaxtooyada ku qaabilay musharax Madaxweyne Cabdicasiis Maxamed

HOGAAMIYE JIBRIIL CABDIRASHIID Xaaji Baydhabo Abriil, 28, 2026: Hoggaamiyaha...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka oo Xafiiska ku qaabilay hay’adda UN Women

Muqdisho,Talaado, 28 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Cumaan

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda...

Hay’adaha SoDMA iyo QM oo ka wada hadlay xoojinta gurmadka bani’aadannimo ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin...