Cadale: Xarummo loogu talagalay adeegyada bulshada oo laga hirgaliyay Ceel Xaashi

Date:

Masuuliyiin ka socday wasaaradda waxbarashada Hirshabeelle, Goddoomiyaha Degmada Cadale, Muuse Maxamed Fareey ,saraakiil , Ganacsato iyo hoggaamiyaasha bulshada ayaa ka qeybgalay xafladda dhagax-dhigga goobo waxbarasho,kuwo caafimaad iyo masjid  laga hirgelinaayey deegaanka Ceel Xaashi oo hoostaga degmada Cadale ee Gobolka Sh/Dhexe..

C/Lle Maxamuud Bidaaye nabadoonada ka warbxiyay ahmiyadda adeegyadaan ay u leeyihiin bulshada iyo kaalinta ay ka qaadan karaan horumarka bulshada iyo kan Degmada Cadala .

Munasabad  Dhagax dhigga waxaa kaloo ka hadlay, Prof. Maxamuud Xaaji Axmed kiimiko macalimiinta Jaamacadda Umadda iyo abbaanduulka  Guutada Koowaad ee Ciidanka Daraawiishta Abuukar C/lle Raage

Dhulkaasi loogu talagalay adeegyada bulshada waxaa horay u bixiyay Xaashi Cumar Xasan oo sidoo kale horay u qoday ceel biyood.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Ciidanka Xoogga oo deeq raashin ah gaarsiiyay dadka abaartu ku saameysay degmada Raaga Ceelle

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa gurmad raashin ah gaarsiiyay...

Wasiirka Maaliyadda oo ka warbixiyay shir sanadeedka gu’ga (Spring Meetings) oo ka dhacay Washington

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Biixi Imaan Cige, ayaa...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb galay Madasha Diblomaasiyadda ee ANTALYA

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo magaalada Istanbul kulan...