Ra’iisul Wasaarahii hore ee Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u maray hannaanka diiwaangalinta Kaarka Aqoonsiga Qaran

Date:

Ra’iisul Wasaarahii hore ee Soomaaliya Mudane Cali Maxamed Geeddi ayaa maanta si rasmi ah u maray hannaanka diiwaangalinta Kaarka Aqoonsiga Qaran (National ID).

Sidoo kole sanatar af cadeey ayaa isna manta is diwaan galiyay wuxuuna shacabka somaaliyeed ugu baaqay inay ka faaidaystaan fursadaan ay ku heli karaan aqoonsiga qaranka.

Reysul wasaarihii hore ee dalka mudane Cali Maxamed geedi ayaa sheegay in fursad dahabi ay tahay in shacabka soomaaliyeed ay qaataan kaarka aqoonsiga qaranka, si loo xaqiijiyo muwaadinada Soomaaliyeed.

Reysul wasaare Cali ayaa xusay in kaarka aqoonsiga qaranku uu sahli doono ogaashiyaha Tirakoobka dadka soomaaliyeed isla markaana dalka doorashooyinka kusoo wajahan looga faaidaysan doono.

Ha’adda aqoon siga qaranka ayaa gobolka banaadir ka hirgaliyay ilaa afar xarumood oo loogu adeego shaqaalaha dowladda iyo shicibka soomaaliyeed

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Shiinaha oo canshuurta kastamka ka dhaafay badeecooyinka uga yimaada Afrika

Siyaasadda China ee lagu baabi’inayo canshuuraha kastamka ee badeecadaha...

Wariyaal ka kala yimid 90 Dal oo Dunida ah oo booqday xarunta caanka ah ee Beijing Tongrentang

Wariyaal iyo xirfadlayaal warbaahineed oo ka kala socday in...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo gaaray magaalada Buurhakabo

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud...

Agaasimaha Hay’adda NISA oo Gubadley kula kulmay madax dhaqameed

Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), Mudane...